maymuun shekh odawaa Telegram channel photo

maymuun shekh odawaa

@noqohagahanoloshaadaPublic Channel

Waano xasuusin iyo dhiirra galin Dumar oo kaliya ✅️

ଦେଶୀ (Desi)ଓଡ଼ିଆଭାରତ

979

Last views

30.7k (30,707 subscribers)
ସଦସ୍ୟ
—
Rating
20
Total Posts
Oct 16, 2026, 8:51 PM
ଅପଡେଟ୍ ହୋଇଛି
Apr 21, 2026
Created
Stats

ଆପଣ ଓଡ଼ିଆରେ ବିଷୟବସ୍ତୁ ଦେଖୁଛନ୍ତି। ଅନ୍ୟ ଭାଷାରେ ବିଷୟବସ୍ତୁ ଦେଖିବା ପାଇଁ ସାଇଟର ଭାଷା ବଦଳାନ୍ତୁ।

Channel Information

Channel Information
Channel Namemaymuun shekh odawaa
Username@noqohagahanoloshaada
Categoryଦେଶୀ (Desi)
Languageଓଡ଼ିଆ
Countryଭାରତ
ସଦସ୍ୟ30,707
Channel TypePublic Channel
Createdଅପ୍ରେଲ 21, 2026
Last Updatedଅକ୍ଟୋବର 16, 2026 • 7 ଦିନ ପୂର୍ବେ
StatusActive

ର‌୍ୟାଙ୍କିଙ୍ଗ୍

ଗ୍ଲୋବାଲ୍ ର‌୍ୟାଙ୍କିଙ୍ଗ୍
#102811+232
ଭାଷା ର‌୍ୟାଙ୍କିଙ୍ଗ୍
#12କୌଣସି ପରିବର୍ତ୍ତନ ନାହିଁ
ବର୍ଗ ର‌୍ୟାଙ୍କିଙ୍ଗ୍
#4663+15

ଅଂଶଗ୍ରହଣକାରୀଙ୍କ ଅଭିବୃଦ୍ଧି

ମୋଟ: 30.7K30 Days growth: +5311.8%
09/1709/2209/2710/0210/0710/1210/16
ଅଂଶଗ୍ରହଣକାରୀଙ୍କ ଅଭିବୃଦ୍ଧି - 30 Days
DateSubscribers
17:09:202630,176
18:09:202630,176
19:09:202630,307
20:09:202630,307
21:09:202630,307
22:09:202630,307
23:09:202630,307
24:09:202630,307
25:09:202630,307
26:09:202630,307
27:09:202630,307
28:09:202630,307
29:09:202630,307
30:09:202630,307
01:10:202630,307
02:10:202630,307
03:10:202630,307
04:10:202630,307
05:10:202630,307
06:10:202630,307
07:10:202630,307
08:10:202630,307
09:10:202630,307
10:10:202630,307
11:10:202630,307
12:10:202630,307
13:10:202630,307
14:10:202630,307
15:10:202630,307
16:10:202630,707
ଅଂଶଗ୍ରହଣକାରୀଙ୍କ ଅଭିବୃଦ୍ଧି - Weekly
DateSubscribers
Week of 20:04:202628,848
Week of 27:04:202628,848
Week of 04:05:202628,859
Week of 11:05:202628,859
Week of 18:05:202628,859
Week of 25:05:202628,859
Week of 01:06:202628,859
Week of 08:06:202628,859
Week of 15:06:202628,859
Week of 22:06:202628,859
Week of 29:06:202628,859
Week of 06:07:202629,184
Week of 13:07:202629,184
Week of 20:07:202629,184
Week of 27:07:202629,184
Week of 03:08:202629,184
Week of 10:08:202629,184
Week of 17:08:202629,938
Week of 24:08:202629,938
Week of 31:08:202630,046
Week of 07:09:202630,176
Week of 14:09:202630,307
Week of 21:09:202630,307
Week of 28:09:202630,307
Week of 05:10:202630,307
Week of 12:10:202630,707
ଅଂଶଗ୍ରହଣକାରୀଙ୍କ ଅଭିବୃଦ୍ଧି - Monthly
DateSubscribers
April 202628,848
May 202628,859
June 202628,859
July 202629,184
August 202630,046
September 202630,307
October 202630,707
ଅଂଶଗ୍ରହଣକାରୀଙ୍କ ଅଭିବୃଦ୍ଧି - Yearly
DateSubscribers
202630,707

ସର୍ବାଧିକ ପୋଷ୍ଟ

maymuun shekh odawaa logo
maymuun shekh odawaa

ଅକ୍ଟୋବର 18, 2026, 00:24

Video
Gabdhaha wax aqriya maalinti meeqaa aqrisaa?!
2,8800066
maymuun shekh odawaa logo
maymuun shekh odawaa

ଅକ୍ଟୋବର 10, 2026, 18:30

Qaaliyaatka xiiseynaayay luqada carabiga iyo naxwaha oo xuduur ah oo toos loo tagayo ka faa'iideysta

Xarunta waa baar ubax
7,2300045
maymuun shekh odawaa logo
maymuun shekh odawaa

ଅକ୍ଟୋବର 10, 2026, 18:29

Subax wanaagsan iyo Amin suuban:
📚 Fasallo cusub ayaa noo billowday!
Akademiyadda Saxaab waxay kuu haysaa fursado waxbarasho oo cusub, kuwaas oo isbuucan ka billowday labada hab waxbarasho: Online iyo Xuduur (fasallo toos ah).

Haddii aad doonayso inaad barato luqadda Carabiga iyo culuumteeda, kobciso aqoontaada, kuna tallaabsato heer sare oo waxbarasho, fursadaan ha moogaan!


Nagu soo biir maanta, kuna billow safarkaaga aqooneed .

Nagala Soo xiriir:
https://wa.me/252611005511
252612745250
https://t.me/saxaab2025


Xarunta saxaab:
Muqdisho-howl-wadaag baar ubax.
7,0800033
maymuun shekh odawaa logo
maymuun shekh odawaa

ଅକ୍ଟୋବର 07, 2026, 22:25

Video
Muxuu ka badalay barnaamijkaan noloshaada 🫀
7,68000139
maymuun shekh odawaa logo
maymuun shekh odawaa

ଅକ୍ଟୋବର 05, 2026, 21:06

Waxaa jiro dhawr wax yaabood oo gadaal kuu jiidaayo, oo waaligaa aadan horay u soco karin ilaa aad iska soo xallisid, kadib ayaad hammi u yeelan kartaa waxa u roon naftaada noloshaada iyo dadnimadaadaba idanka alle 👇🏻

1⃣||🔸Rabitaan Aargoosi in uu kugu jiro marwalba oo qalad lagaa galo
2⃣||🔸Naftaada oo kula liidata
3⃣||🔸Dhibaato horay kuu soo martay ood ka gudbi la'dahay
4⃣||🔸si joogta ah in aad uga cabatid dadka kugu hareereesan
5⃣||🔸gooni isku buuska meelwalba aad aado iyo in aadan saxiibo samaysan karin.
6⃣||🔸rabitaanka wax barasho oo kaa guura
7⃣||🔸qeyru masuul in aad tahay in ey kaa dhaadhacsantahay
8⃣||🔸Go'aamo hore aad u qaadatay oo wali aad ka shalaysantahay
9⃣||🔸Naftaada ood marwalba qoomamo joogta ah ku heyso
1️⃣0⃣||🔸Dadka kale oo aad xaasid ku tahay..!!

✍🏻 Maymuun Shekh Odawaa
8,21000295
maymuun shekh odawaa logo
maymuun shekh odawaa

ଅକ୍ଟୋବର 02, 2026, 16:40

Nabiga waa tusaaleheenna qeybtiisa 1 iyo qeybtiisa 2

Waa taxane qeybtiba ey tahay 30 xalqo, wadarta xalqooyinka waa 60 xalqo

Kuwaas oo loogu Tala galay in caruurta looga dhiso akhlaaqda lugu beero qiyamka iyo dabeecadaha wanaagsan ee macnaha uu ku leeyahay qofka muslimka ah


Si aad isku diiwaan galisid

1. Nambarkaan lacagta ku tuur, 0614399143

cunugi waa 10$ qeybta hore waa 5$ qeybta dambana waa 5$ lkn waa qasab inaad wada gadatid.

Balse kale hadii uu cunugaaga qeybta hore dhameeyay uu horay u dhigtay, qeybta dambe waa 5$ kaliya


2. Screen shot ka soo qaad lacagta ee inta kusoo dir

https://wa.me/252614399144

3. Soo qor magaca cunuga oo saddexan, iyo da'diisa, waa inuusan ka weeneen 13 sano

Kadib waxaa lugugu soo dari doonaa 2 group mid whatssap ah iyo telegram ah inshaallaah 5/10/2026


Waxaan hubaa in aad is badal wanaagsan ka arki doontid ilmahaaga inshaallaah

Cashirada wexey bilaabanaayaan 9/10/2026 inshallaah
8,0500046
maymuun shekh odawaa logo
maymuun shekh odawaa

ଅକ୍ଟୋବର 02, 2026, 16:35

بسم الله والحمد لله

🎯 Ogeysiis

Waxaan dib u qabaneenaa dufcada 9 ee kooraska:

"waxaan ahay cunug ka duwan ilmaha kale" 🌟

Ma jeceshahay inuu cunugaaga ka duwanaado ilmaaha kale?

💡 Nala soo gal challenge gaan cusub oo 30 ka maalin ah ee aan ku qaadna doonno 30 cashir oo ilmaha aan ku Bari doonno siduu u noqon lahaa:

1. Mid alle jecel.

2. Mid goobta wax barashada jecel.

3. Mid asxaabtiisa saameyn ku dhex leh.

📘 waxa xoogga aan saari doonno waa:

siduu ku noqon lahaa qof la jecelyahay oo ixtiraam leh.

Siduu xanaaqa isaga daweyn lahaa.

Guusha dhabta ah waxa ey tahay.

Siduu ilaahey ku jeclaan karaa?!

Waqtigiisa siduu si saxan uga faa'iideysan lahaa.


🎁 Hadyadaha:
Shahaado + qof walba oo shuruudaha buuxiyo inuu helo magaca ah inuu yahay cunug ka duwan ilmaha kale.



🕒 waqtiga:

Cashirradu waxa ey bilaabanaayaan 9/10/2026 09:00pm

📍 waxaa loogu tala galay ilmaha da'doodu tahay 5 jir ilaa 13 jir


💰 Qarashaka waa 10$ kaliya cunugi oo ah halmar macaa shahaadada.

Lkn qoyski 2 cunug ka badan heystaan waa diyaar discount %30 ✅

si aad isku diiwaan galisid :

1. Ku dir lacagta +25614399144


2. Screen shot ka qaad ku dir 👇
https://wa.me/252614399144

3. U qor magaca cunuga oo saddexan iyo da'diisa

4. Kadib 5 bisha waxaa lugugu soo dari doonaa group WhatsApp ah iyo mid telegtam ah

Hadii aan luguu soo jawaabin ilaa 2 maalin waa caadi muhiimadda waa inaad booskaaga qabsatid, 4ta bishana cashrika aad biloowdo

5. Asc kaligeed lagama jawaabo, si luguula shaqeeyo war dhameystiran gudbi inshaallaah


👑 Cunug gudaha ka nuuraayo suuqa lagama soo gato ee waxaa latoosiyaa akhlaaqdiisa iyo wax tarkiisa.


Faafaahin dheeri ah 👇

Barnaamijkaan hadda waa 30 cashir oo duuban

Daqiiqadaha celcelis kama badna 7 daqiiqo

Cashirka waxaa lasoo dhigayaa telegram asagoo duuban habeenki 08:00pm somalia ,

Ardaydana ilaa habeenka kale laga gaaro jaanis ey whatssap ugu soo duubaan ayey heestaan ilaa cashirka kale lasoo dhigo habeenka xiga

Tusaale barqdaaa laga soo duubi karaa ama duhur ama subax ama cishaha

Yacni xilliga jaanis uu hayo

Kama mashquulinaayo waxbarshadiisa kale

https://t.me/noqohagahanoloshaada

Maymuun odowaa
6,8300046
maymuun shekh odawaa logo
maymuun shekh odawaa

ସେପ୍ଟେମ୍ବର 30, 2026, 23:01

Photo1/2
Alla caawa qurux badanaa hambalyo xabiibaatka caawa halgankooda ka dhabeeyay 💪💪💪💪


Hambalyo ree tibyaan ☺️
7,34000358

Showing 20 of 20 posts

ରେଟିଂ

ଲଗ୍ ଇନ୍ ଆବଶ୍ୟକ

Frequently Asked Questions

maymuun shekh odawaa ଟେଲିଗ୍ରାମ ଚ୍ୟାନେଲ କେଉଁ ବିଷୟରେ?+

maymuun shekh odawaa (@noqohagahanoloshaada) tgdio ରେ ଦେଶୀ (Desi) ବର୍ଗରେ ତାଲିକାଭୁକ୍ତ ଏକ ଟେଲିଗ୍ରାମ ଚ୍ୟାନେଲ। ର୍ୟାଙ୍କିଙ୍ଗ, ରେଟିଙ୍ଗ, ରିଭ୍ୟୁ ଓ ନୂଆ ପୋଷ୍ଟ ଦେଖି ସବସ୍କ୍ରାଇବ କରିବା ପୂର୍ବରୁ ନିଷ୍ପତ୍ତି ନିଅନ୍ତୁ। ବର୍ତ୍ତମାନ tgdio ରେ ପ୍ରାୟ 30,707 ସବସ୍କ୍ରାଇବର ଅଛନ୍ତି।

ମୁଁ maymuun shekh odawaa (@noqohagahanoloshaada) କୁ ଟେଲିଗ୍ରାମରେ କିପରି ଯୋଗ ଦେବି?+

tgdio ରେ ଚ୍ୟାନେଲ ପ୍ରୋଫାଇଲ୍ ଖୋଲନ୍ତୁ, ତା’ପରେ Join / Open in Telegram ଦ୍ୱାରା @noqohagahanoloshaada ରେ ମାଗଣା ସବସ୍କ୍ରାଇବ କରନ୍ତୁ।

maymuun shekh odawaa ଏକ ଭଲ ଦେଶୀ (Desi) ଚ୍ୟାନେଲ କି?+

tgdio ରେ ଯୋଗ ଦେବା ପୂର୍ବରୁ maymuun shekh odawaa ର ରେଟିଙ୍ଗ, ରିଭ୍ୟୁ, ର୍ୟାଙ୍କିଙ୍ଗ ଓ ପୋଷ୍ଟ ଦେଖନ୍ତୁ। ବର୍ତ୍ତମାନ tgdio ରେ ପ୍ରାୟ 30,707 ସବସ୍କ୍ରାଇବର ଅଛନ୍ତି। ସମାନ ଦେଶୀ (Desi) ଚ୍ୟାନେଲ ସହ ତୁଳନା କରନ୍ତୁ।

maymuun shekh odawaa ର ଷ୍ଟାଟ୍ସ ଓ ପୋଷ୍ଟ କେଉଁଠି ଦେଖିବି?+

tgdio ରେ @noqohagahanoloshaada ପୃଷ୍ଠା ଖୋଲନ୍ତୁ — ସବସ୍କ୍ରାଇବର ଷ୍ଟାଟ୍ସ, ର୍ୟାଙ୍କିଙ୍ଗ, ରେଟିଙ୍ଗ ଓ ପୋଷ୍ଟ। Stats ଲିଙ୍କରେ ଗ୍ରୋଥ୍ ଚାର୍ଟ ଦେଖନ୍ତୁ।